Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay shir ku saabsan nabadda oo maanta Garoowe ka furmay ayaa sheegay in nabadda Soomaaliya ku imaan karto xal siyaasadeed. “Nabad ...
Wefdi ka kooban golayaasha dowladda Puntland ayaa saaka safar ugu baxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wefdiga oo isugu jira wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda Puntland waxaa ...
Israa’iil ayaa duqeyn ay ka fulisay caasimadda Lubnan ee Beyruut ku dishay 14 qof oo uu ku jiray abaanduule sare oo ka tirsan ururka Xisbullah. Duqeynta oo lagu bartilmaameedsaday guri ku yaalla ...
Malaayiin qof oo ka mid ah dadweynaha waddanka Sri Lankans ayaa saakay oo sabti ah u dareeray goobaha codbixinta si ay u soo doortaan madaxweyne cusub. In ka badan 17 milyan oo qof oo ka mid ah 22-ka ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay shixnadda hubka iyo saannada dowladda Puntland ka soo iibsatay Itoobiya. “Dowladda Soomaaliya waxa ay arrintan u aragtaa mid xad-gudub weyn ...
Duqa degmada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac (Xasan Jidka) ayaa saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay Xilkaasi. Guddoomiye Xasan Jidka oo saaka kulan la qaatay bulshada degmada Gaalkacyo ...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo safar ku maraya qaaradda Yurub ayaa xalay lagu soo dhaweeyay ...
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay hannaan cusub oo ay u wajahayso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii uu fashilmay wareeggii 3-aad ee wada-hadallada. Wasiirka ...
Turkiga ayaa qorshaynaya in uu Soomaaliya ka hirgeliyo Saldhig Dayax-gacmeed oo uu ku sameeyo tijaabooyin ay kamid yihiin in uu ka gano gantaalladiisa ballistic-ga ah . Dowladda turkiga ayaa dhismaha ...
Aalado ay ku jiraan raadiyaasha ama fooneeyayaasha gacanta oo ay xubnaha ururka Xisbullah iskula xiriirayeen, ayaa ku qarxay meelo badan oo ka mid ah koofurta Lubnan, iyadoo ay qaraxyadaasi sababeen ...
The political map used by Paul-André Wilton, the Stability, Security, and Justice Team Leader at FCDO… Sii akhri ...
Kulanka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale lagu ansixiyey Siyaasadda habraaca Qaran ee warbixinta iyo dabagalka xuquuqul ...