Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay shir ku saabsan nabadda oo maanta Garoowe ka furmay ayaa sheegay in nabadda Soomaaliya ku imaan karto xal siyaasadeed. “Nabad ...
Israa’iil ayaa duqeyn ay ka fulisay caasimadda Lubnan ee Beyruut ku dishay 14 qof oo uu ku jiray abaanduule sare oo ka tirsan ururka Xisbullah. Duqeynta oo lagu bartilmaameedsaday guri ku yaalla ...
Wefdi ka kooban golayaasha dowladda Puntland ayaa saaka safar ugu baxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wefdiga oo isugu jira wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda Puntland waxaa ...
Malaayiin qof oo ka mid ah dadweynaha waddanka Sri Lankans ayaa saakay oo sabti ah u dareeray goobaha codbixinta si ay u soo doortaan madaxweyne cusub. In ka badan 17 milyan oo qof oo ka mid ah 22-ka ...